{"article":{"id":4468,"title":"Soonka caashuuraa","slug":"soonka-caashuuraa","word":"\/uploads\/articles\/so_soonka_caashuura_iyo_fadligeeda.doc","pdf":"\/uploads\/articles\/so_soonka_caashuura_iyo_fadligeeda.pdf","mime_type":null,"type":"node","path":"\/node\/type:node\/slug:soonka-caashuuraa","hint":"<p dir=\"rtl\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 20px;\">\u0627\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0645\u0642\u0627\u0644: \u0635\u0648\u0645 \u0639\u0627\u0634\u0648\u0631\u0627\u0621<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<hr \/>\r\n<p dir=\"rtl\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 20px;\"><span class=\"divx1\">\u0646\u0628\u0630\u0629 \u0645\u062e\u062a\u0635\u0631\u0629: <\/span>\u0645\u0642\u0627\u0644\u0629 \u0628\u0627\u0644\u0644\u063a\u0629 \u0627\u0644\u0635\u0648\u0645\u0627\u0644\u064a\u0629 \u0641\u064a\u0647\u0627 \u0628\u064a\u0627\u0646 \u0641\u0636\u0644 \u0635\u0648\u0645 \u064a\u0648\u0645 \u0639\u0627\u0634\u0648\u0631\u0627\u0621.<\/span><\/span><\/p>\r\n","body":"<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">Walalayaal waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa, kalmado kooban oo kussabsan FADLIGA SOONKA MAALINTA TOBONAAD EE BISHA AL-MUHARRAM oo ah bisha koowaad ee sanadka HIJRIGA..oo aan hadda kujirno.<br \/>\r\nBisha Al-muharram waa bil barakaysan oo ku wayn Allaah agtiisa, waxeyna ka midtahay<br \/>\r\n&nbsp;afarta bilood ee loo yaqaan&nbsp; [..[\u0627\u0644\u0623\u0634\u0647\u0631 \u0627\u0644\u062d\u064f\u0631\u064f\u0645 bilaha xurmada leh..sida Quraanka kuxusan Nabigana&nbsp;&nbsp;&nbsp; \u0635\u064e\u0644\u0651\u064e\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u064f \u0639\u064e\u0644\u064e\u064a\u0652\u0647\u0650 \u0648\u064e\u0633\u064e\u0644\u0651\u064e\u0645\u064e uu kusheegay sunnada.<br \/>\r\nFADLIGA SOONKA BISHA Al-MUHARRAM, Guud ahaan waxaa kusoo arooray sunnada nabiga in ay fadli leedahay soonka sunnada ah oo lasoomo bishaan barakaysan ee Al-MUHARRAM sida kuxusan xadiiska ah:<br \/>\r\n&nbsp;&nbsp;&nbsp; &nbsp;<br \/>\r\n((\u0623\u0641\u0652\u0636\u064e\u0644\u064f \u0627\u0644\u0635\u0651\u0650\u064a\u064e\u0627\u0645\u0650 \u0628\u064e\u0639\u0652\u062f\u064e \u0631\u064e\u0645\u064e\u0636\u064e\u0627\u0646\u064e \u0634\u064e\u0647\u0652\u0631\u064f \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u0650 \u0627\u0644\u0652\u0645\u064f\u062d\u064e\u0631\u0651\u064e\u0645\u064f )&nbsp; \u0631\u0648\u0627\u0647 \u0645\u0633\u0644\u0645<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">Oo uu macnihiisu yahay: ** Soon kan ugu fadliga badan soonka ramamdaan kadib waa<br \/>\r\nsoonka bisha Al-muharram&hellip;&rdquo;Muslim ayaa soo saaray&rdquo;.<br \/>\r\nHaddaba ayada oo fadligaas leh ayaa hadana waxaa ku dhexjirta maalin lagu magacaabo CAASHUURAA. MAALINTA CAASHUURAA: Waa maalinta 10aad (tobonaad) ee bisha Al-muharram<br \/>\r\nMUNAASABADDA SOONKEEDA:<br \/>\r\nWaa&nbsp; maalintii uu Allaah ka&nbsp; badbaadiyay NABI MUSSE (\u0639\u0644\u064a\u0647 \u0627\u0644\u0633\u0644\u0627\u0645)&nbsp; iyo qoomkiisa shartii Fircoon, marka shukri alaah dartiis ayaan usoomayna malintaasna waxay ahayd maalinta 10aad ee bisha Al-muharaam.<br \/>\r\nFADLIGA CASHURA: Nabiga \u0635\u064e\u0644\u0651\u064e\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0651\u064e\u0647\u064f \u0639\u064e\u0644\u064e\u064a\u0652\u0647\u0650 \u0648\u064e\u0633\u064e\u0644\u0651\u064e\u0645\u064e&nbsp; Mar lawaydiiyay soonka maalinta 10aad ee Al-muharram waxa uu ku jawabay: &rdquo; waxaan Allaah kaga ajar dalbayaa inuu ii dambi dhaafo sanadkii ka horeeyay&rdquo;<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">\u0639\u0646 \u0623\u0628\u064a \u0642\u062a\u0627\u062f\u0629 \u0631\u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647 \u0642\u0627\u0644 : \u0633\u064f\u0626\u0644 \u0627\u0644\u0646\u0628\u064a \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 \u0639\u0646 \u0635\u064a\u0627\u0645 \u064a\u0648\u0645 \u0639\u0627\u0634\u0648\u0631\u0627\u0621 \u060c \u0641\u0642\u0627\u0644 : \u0625\u0646\u064a \u0623\u062d\u062a\u0633\u0628 \u0639\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0623\u0646 \u064a\u0643\u0641\u0631 \u0627\u0644\u0633\u0646\u0629 \u0627\u0644\u062a\u064a \u0642\u0628\u0644\u0647 .&nbsp; \u0631\u0648\u0627\u0647 \u0645\u0633\u0644\u0645<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">Dunuubta la isku dhaafayo waa kuwa yar-yar (al-siqaar) qofkii uu ka dhacay dambi wayn oo (kabiira) waxaa looga baahanyahay inuu Allaah tawbad(dambi dhaaf) dhab ah ula yimaado inta uu haysto fursada oo aysan kadin geeridu!!..Allaah<br \/>\r\nhanoo dambi dhaafo amiin..<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><br \/>\r\n<span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">MARTABADAHA SOONKA CAASHURA:<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">1-Sida ugu Dhameystiran: Waa in lasoomo maalin ka hor ama maalin kadib caashuuraa,oo<br \/>\r\nah soonka maalinta 9aad iyo 10aad iyo 11aad.<br \/>\r\n2-Sida ku xigta: Soonka 9aad iyo 10aad.<br \/>\r\n3-Sida ugu hooseysa: Soonka 10aad oo kaliya.<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">WAKHTIGA AY KU BEEGANTAHAY sanadkan:<br \/>\r\nMaalinta 9aad:&nbsp;&nbsp; Axad&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp; 2\/11\/2014<br \/>\r\nMaalinta 10aad:&nbsp; Isniin&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp; 3\/11\/2014<br \/>\r\nMaalinta 11aad: Salaasa&nbsp;&nbsp;&nbsp; 4\/44\/2014<\/span><\/span><br \/>\r\n&nbsp;<\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">FAA&rsquo;IIDOOYIN KOOBAN:-<br \/>\r\n1-waxaa fiican oo mustaxab ah in loosoomo soonka maalinta&nbsp; caashuura,kudayasho lagu<br \/>\r\ndayanano NABIGA &ldquo;\u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp; &rdquo;<br \/>\r\n2-maalintaan waxaa soomay NABIGA (scw) iyo saxaabadiisa waxaa&nbsp; kaloo hortood soomay<br \/>\r\nNABI MUUSE.<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">3-waa maalin fadli wayn leh.<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">4-waxaa fiican in maalinta caashuura maalin kahor ama kadib laasoomo, khilaaf la<br \/>\r\nkhilaafayo YUHUUDA, oo&nbsp; ayagana maalintaan soomi jirtay.<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">5-Intaan ayaa kusoo aroortay fadliga maalinta&rdquo;CASHURA&rdquo;, wax kale oo fadli ah ama camal kale oo lasameeyaa&nbsp; kuma sugnaan SUNNADA NABIGA(SCW).<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">&nbsp;Marka waxaa reeban oo BIDCA AH waxa ay sameeyaan dadka loo yaqaan &ldquo;RAAFIDAH&rdquo; ama &ldquo;SHIICA&rdquo; oo ah is dil iyo is mindiyeen iyo wixii la mid ah, waxaasna ma aha wax diinta ku banaan ama uu ALLAH iyo RASUULKIISU na amreen, qofka muslimka ahna waxaa la gudboon inuu ka dhawrtoonaado wax walba oo khilaafsan diinta Allaah uu kusoo dajiyay NABI MUHAMMAD(SCW), ayna tahay inuu raacdo jidkuu uu NABIGA(SCW) ujideeyay ummaddiisa ahna jidkii ay raaceen saxaabada iyo salafkii suubanaa Allaah haka raali noqdee dhamaantood.<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><br \/>\r\n<span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">6-Maalintaana waa fadli Allah uu nagu manaystay inuu nooga dhigay soon maalin qura dambi dhaaf sanad oo dhan, qof walowba waxaa ku deg-degtaa ka faa&rsquo;iidaysiga maalintaan, kuna bilow sanadkaaga cusub (1436 HIJRIGA) daacada Allah iyo ku tartanka khayraadka. Allah hanaga dhigo kuwii laga aqbalo camalkooda kiisa<br \/>\r\nwanaagsan..aamiin aamiin aammiin.<br \/>\r\n&nbsp;&nbsp;&nbsp; &nbsp;<br \/>\r\nhadaba Maadaama uu cimrigu yahay mid dhamaanaya, Aakhirana ay naga sugeyso camal suuban, aduunyadiina dambi badatay, soo ma qumana inaan ka faa&rsquo;iidaysano fursadaha yaryar ee laakiin Dambi dhaafka weyn lagu helayo.<br \/>\r\nNabiga(NNKH) wuxuu yiri: Midka Caqliga badani waa kan naftiisa eedeeya ee aan is dhigan, mid Caajislowga ahna waa midka ilaahay meel cidla ah kutala saarta oo aan wax shaqo ah la imaanin.<br \/>\r\nNaga saari mayso kaliya, Ilaahay waa Naxariis badan yahay hadaynan la iman dambi dhaaf iyo Orod, sida aduunyaduba aysan ugu iman XAGLO LAABAN.<\/span><\/span><\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\"><span style=\"color:#000000;\"><span style=\"font-size: 16px;\">Wabillaahi Tawfiif Wassamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.<br \/>\r\n&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp;&nbsp; ALLE SW SAREEYE KELIGIIS BAY MAHAD DHAMAANTEED U SUGNAATAY.<\/span><\/span><br \/>\r\n&nbsp;<\/p>\r\n\r\n<p style=\"text-align: justify;\">&nbsp;<\/p>\r\n","excerpt":"","terms":"","visibility_roles":"","comment_status":1,"comment_count":0,"read_counter":16080,"lft":8711,"rght":8712,"promote":1,"sticky":0,"status":1,"publish_start":null,"publish_end":null,"created_at":"2016-04-13T01:11:47.000000Z","updated_at":"2026-04-04T09:34:38.000000Z","language_id":61,"user_id":2,"author_id":41,"publisher_id":0,"category_id":21,"parent_id":null,"books":[],"fatawas":[],"videos":[],"audios":[],"author_name":"www.islamhouse.com","category_name":"Transactions & Worship","category_slug":"Transactions-Worship","get_date":"2016-04-13","pdf_asset":"http:\/\/www.islamland.com\/uploads\/articles\/so_soonka_caashuura_iyo_fadligeeda.pdf","word_asset":"http:\/\/www.islamland.com\/uploads\/articles\/so_soonka_caashuura_iyo_fadligeeda.doc"},"translations":[],"article_books":[],"article_fatawas":[],"article_videos":[],"article_audios":[],"url":"http:\/\/www.islamland.com\/index.php\/roh\/api\/articles\/soonka-caashuuraa"}